Maxaa keenay in Xisbiga Wadajir uu ka baxo Madasha Asxaabta Mucaaradka?

Xisbiga Wadajir ee uu hogaamiyo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta ay uga baxeen madasha axsaabta mucaaradka oo maanta isku raacay hogaan cusub oo la filayo in gudoomiye loogu magacaabo Shariif Shiikh Axmed madaxweynihii hore ee Somalia ka dib kulan madasha maalmahan uga socday Muqdisho. Xisbiga Wadajir ayaa la sheegay inuu kasoo … Continue reading Maxaa keenay in Xisbiga Wadajir uu ka baxo Madasha Asxaabta Mucaaradka?